Boondheere http://boondheere.com/ Boondheere sr Boondheere http://boondheere.com/feed.php?type=rss Maxaakimta Oo Jilib la Wareegay http://boondheere.com/index.php?news=204 2 ruux ayaa lagu dilay dagaal culus oo ka dhacay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe kaasoo dhex maray ciidamada TFGda iyo xoogaga Taabacsan Maxaakiimta ... News Sat, 17 May 2025 09:18:23 -0400 QM oo Ansixisay in Ciidamo ka Socda QM loo diro dalka Somalia http://boondheere.com/index.php?news=201 Golaha amaanka ee QM ayaa waxa ay ansixiyeen in wadanka Somalia loo Soo diro Ciidamo Caalami ah oo Kasocda QM ku waasoo Badalaya Ciidamada haatan ... News Fri, 16 May 2025 07:29:50 -0400 Gaari Cabdi bila ah oo goordhaweyd ka soo goostay Ciidamada Dowladda. http://boondheere.com/index.php?news=200 Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Soomaalinews ayaa sheegaya in maanta uu dhanka Ciidamada Booliiska ah ka soo goostay gaari Cabdi bila ah oo ... News Thu, 15 May 2025 07:46:26 -0400 Qarax xoogan oo lagu beegsaday gaari ay lahaayeen Ciidanka dawladda oo marayay agagaarka Hotel Ambassador. http://boondheere.com/index.php?news=199 Gaari  Cabdi Bile ah oo ay lahaayeen ciidamada dawladda aya goor dhaweyd qarax aad u xoog badan lagula beegsday agagaarka Hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho ... News Thu, 15 May 2025 07:45:04 -0400 Madaxweynaha Dalka Eritrea oo sheegay in Q.M ay dooneyso sidii ay u kala qeybin laheyd Mucaaradka Dowladda KMG ah. http://boondheere.com/index.php?news=197 Madaxweynaha Dowladda Dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa waxa uu si cad ugu qeexay Wareysi uu siiyay Mid ka mid ah Wakaalaha Wararka, xilli uu ku ... News Wed, 14 May 2025 07:37:31 -0400 Qarax goordhaweyd lala beegsadey Ciidamo itoobiya oo ku sugan Muqdisho http://boondheere.com/index.php?news=198 Qarax xoogan ayaa goordhaweyd lala eegatay ciidamada ka tirsan milatariga Itoobiya oo marayay isgoska Towfiiq sida ay ku waramayaan dadka deegaanka.   Wararka ayaa sheegaya ... News Wed, 14 May 2025 07:38:36 -0400 Dagaaliyahano ka tirsan Al-Shabaab oo gaaray degmada Bardaale halkaasina si weyn ay dadweynuhu ugu soo dhaweeyeen. http://boondheere.com/index.php?news=194 Dagaaliyahano fara badan oo raacsan Ururka Al-Shabaab ayaa maanta gaaray degmada Bardaale ee gobolka Bay halkaasi oo dad badan ay kuso dhaweeyeen iyagoona aan la ... General Mon, 12 May 2025 19:40:03 -0400 Maxed dheere & Dhagaxtuur oo ah dabadhilifyadda tikreega oo hub ka dhigis lagu sameeyey .... http://boondheere.com/index.php?news=192 Warar caawo naga soo gaaray magaalada Muqdisho, oo aan ka soo xiganay ilo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in saraakiisha Itoobiyaanka ah ee Muqdisho ku ... News Mon, 12 May 2025 07:45:05 -0400 Isbaheysiga Asmara oo ku adkeysanaya in aysan wax wada hadal ah la gali doonin TFG-da. http://boondheere.com/index.php?news=190 Xubnaha horkacaya Wafdiga Isbaheysiga Dib U Xoreynta Soomaaliya ee ku sugan Dalka Jabuuti ayaa waxa ay wali ku adkeysanayaan in aysan wax kulan ah aysan ... News Sun, 11 May 2025 07:56:05 -0400 Xoogaga Al-Shabaab oo la wareegay 2 gaadiid oo Wasiiro ay lahaayeen kadib weerar 5 askari lagu dilay oo ka dhacay Sh/Hoose. http://boondheere.com/index.php?news=188 Xoogaga hubeysan ee Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerar goor dhaweyd ka dhacay inta u dhexeysa Yaaq Bari Weyne iyo Balli Doogle halkaasi oo lagu dilay ... News Sat, 10 May 2025 06:17:42 -0400